
Kadib Markii ay dowlada Israel Kudhawaaqday in-ay aqoonsan doonta maamulka Somaliland , Waxaa bulshada reer Somaliland xagooda kasheegeen in ay Israel walalo yahiin iyagoo cadow-gooda kutilmaameen “xakumada xamar”Fadhigeedu yahay. Dhanka kale dowlada faderalka ayaa sheegtay in ay soo afjartay xadgudubka lagula kacay madaxbananideeda dhuleed iyo mid qaranba. Inkastoo Dowaldaha xariirka Diblu-maasiga kala dhaxeyo Dowalda somalia ay canbaareeyeen Aqoonsiga gooni agoosadka ah , ee Somaliland. Kuwaasi oo kala ahaa
- Qatar
- Sacuudi carabiya
- Masar
- Turkey
- Jabuuti
- Aljeria
- Uganda
iyo dowlada kale oo xariir xoogan Diblu-maasi ah kala dhexyo Dowalda somalia.
Markii ay Xakuumada Danqaran ,ee uu hoogamiyo madaxweeyne Hassan sheikh, Fashilisay Aqoonsiga Somaliland,waxaa lasoo tabiniyaa In uu dib ubiloowday Khilaafka madaxweeyne Hassan- ee kala dhaxeeyo Mucaraadka somalia(siyaasinta)
Isagoo Villa somalia isuga yeeray qaar Kamid ah mucaaradka oo kala ah
- Sheikh Shariif Sh.Ahmed
- Abdirahman Abdi shakuur warsame
- Hassan Ali kheye
- Omar Abdirashiid Ali
- Dr. Aadan koofi
Inkastoo Mucaaradka qaar ay ka cudur daarteen iyagoo Hadana waxaa lasoo wariniyaa in madaxweeynaha uu yiri
Shriifow,Teendhada Armeey ka-fu-du-dahay I’m la’aado mid toos ah?
Isagoo Qiriyaa madaxweeynaha in uu dhamashl yahay waqtigii looga Talagalay in lagu qabgo doorosho ,Hadana aysan jirin heshiis siyaasadeed oo loodhan yahay ,waxeey u eg tahay in uu u— soo leexday dhanka Teendhada.
Sidaasi oo ay tahay wali lagama gaarin heshiis siyaasadeed iyadoo lagu sabababeeyay in maqan yahiin siyaasin kale iyo labo maamul-Goboleed ee kala ah putland iyo jubland.Siyaasinta qaar ayaa kawalaacsan Moowqifka adag MD. Hassan iyo maqnaashaha Ahmed madoobe iyo Sa’iid Abdullahi deni.
Waxii warar soo kordha kala soco Isha rasmiga ah ee Dalmarupdates.